Nin saacaddo gudahood ku noqday Bilyoneer ka mid ah taajiriinta waaweyn ee dunida

Aasaasaha Shirkadda tagaasida ee Uber oo la yiraahdo Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyoneer saacado gudahood, kadib markii shirkadaha waaweyn ee dalka Japan ay saami badan ka iibsadeen shirkadiisa aadka u kobcaysa. Shirkadahan Reer Japan ayaa Uber gelinaya $8 bilyan oo dollar, taasoo balaarineysa ganacsiga shirkadan Ninkan oo xilka agaasimenimada Uber isaga … Continue reading Nin saacaddo gudahood ku noqday Bilyoneer ka mid ah taajiriinta waaweyn ee dunida